Ethiopia oo sharaxaad ka bixisay xaaladda deg deg ah ee lagu soo rogay Gobolka Tigreega
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XfS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade), ayaa maanta shirka banbaxa golaha wasiirrada ...
Madaxweynaha Koofur Galbeed, mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed, kaas oo ...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo ...
Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
AMISOM ayaa sheegtay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimi dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen. Ciidankan ...
Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed ...
Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho