Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...













