Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey kulanka 4-aad ee gaarka ah Kal-fadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer ...















