Maamulka deegaanka Gubadley oo dayac tir ka wado qaar ka mid ah wadooyinka deegaanka.
Maamulka deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu dayactir iyo dib u dhis xoogan ka bilaabay Qaar ka mid ...
Maamulka deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu dayactir iyo dib u dhis xoogan ka bilaabay Qaar ka mid ...
Madaxweynaha Galmudug ayaa Facebook sidaan ku qoray INNAA LILAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN Waxaan Dhamaan Eheladii iyo Qoysaskii ay ka ...
Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lawareegtay isbitaal qalabeysan oo ay dhistay hay.adda Save kaasi oo laga hirgaliyay magaalada ...
Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa agab loogu talo galay ka hortaga xanuunka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa ...
In ka badan kun iyo shan boqol qoys oo maleeshiyaadka argagaxisada Al-shabaab ay ka dhaceen xoolahii iyo beerahii islamarkaana ay ...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhibaateynayeen dadka xoola ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii ...
Xuska maalinta Caalamiga ah ee u dul qaadasho la'aanta gudniinta gabdhaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Munaasabadda oo ay si ...
Wasiirka Caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey sanadguuradii Labaad ee kasoo wareegatay dardargelinta Howlaha Isbitaalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho