Gawaari u rarneyd ganacsato oo si nabadgelyo ah ku gaaray Xuddur
Gawaaridii u rarneyd ganacsatada magaalada Xuddur ayaa sinabad gelyo ah maanta xuddur ku soo gaaray kaddib howgallo maalmihii lasoo dhaafay ...
Gawaaridii u rarneyd ganacsatada magaalada Xuddur ayaa sinabad gelyo ah maanta xuddur ku soo gaaray kaddib howgallo maalmihii lasoo dhaafay ...
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay ole ole dhiig loogu deeqayo bangiga dhiiga ee isbitaalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, xukuumadda Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, iyo wefdi isugu jiro wasiiro, taliye ku xigeenka ...
Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ahaa ...
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka ...
Shirka oo ahaa mid furan oo lagu cabirayey aragtida waxgaradka gobolka ayaa waxaa lagu heshiiyey oo kasoo baxay qodobadan hoose. ...
Kulankaan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa waxaa uu yahay mid looga tashanayo doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku ...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo goordhow warbaahinta kula hadley duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa xaqiijiyay in ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho