Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Shir looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde oo muhiimad ...
Shir looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde oo muhiimad ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta tababar u soo xiray ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ku ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ...
Madaxwaynaha Maraykanka ee xilka ka sii degaya Donald Trump ayaa hore u sheegay inuusan ka soo qayb geli doonin xafladdda ...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay daah furka Barnaamijka kobcinta wax soo ...
Khudabadda Wasiirka Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ee daahfurka mashruuca ILED qeybtiisa silsiladda wax-soosaarka iyo joogteynta ...
Afhayeenka madaxtooyda dalka Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaas Sebusiso Moyo u dhintay cudurka Karoona fayras Afhayeenka ...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta ...
Allah u naxariistee, danjire Cabdikariim Cali Cumar oo ahaa danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaan jirey Mareykanka ayaa shalay galab ...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, oo kaashaneysa taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa labo weerar oo dhanka cirka ah ku qaaday ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho