Hobyo: Kalluumeysato la guddoonsiiyay qalab ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”
Wasaaradda Dekaddaha, Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug oo garab ka helaysa Hay'adda FOA ayaa maanta qalab kallumaysi u qeybisay in ...
Wasaaradda Dekaddaha, Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug oo garab ka helaysa Hay'adda FOA ayaa maanta qalab kallumaysi u qeybisay in ...
Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah ee Somaaliya u fadhin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed in aysan shacabka ku qaaliyeyn ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii ...
Wafdi ballaaran oo ka socday Wasaaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo maamulgoboleedyada qeybta ka ah ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 127 ...
Ciidamada amniga dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta fashilay qaraxyo ay maleeshiyada Al-shabaab damacsanaayeen in ay ka fuliyaan gudaha magaalada Boosaaso. ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan looga hadlyay adkeeynta amaanka Dowlad ...
Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID-19 oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha JFS ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho