Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Muqdisho ka furtay shirka wadatashiga doorka haweenka “SAWIRRO”
Kulankaan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa waxaa uu yahay mid looga tashanayo doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku ...
Kulankaan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa waxaa uu yahay mid looga tashanayo doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku ...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo goordhow warbaahinta kula hadley duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa xaqiijiyay in ay ...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Dowlad ...
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Iiraan Maxamed Jawaad Dariif ayaa cadeeyay sida wadankiisa ay uga go’an tahay ilaalinta iyo dhaqan galinta ...
Wafdi isugu jira Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada ...
Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Dolqooxle ee Buuraha Cali Madow oo hoostaga tuulada Afurur ee gobolka Bari. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo ...
Magaalada Samareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Maanta lagu wadaa inuu ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug, ...
Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Koonfur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray magaalada Samareeb ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho