Shirka madaxda Dowladda Federaalka ah iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo maanta ka furmayo Magaalada Samareeb.
Magaalada Samareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Maanta lagu wadaa inuu ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ...
















