Soomaaliya Oo Talaabo U Qaaday Dhameystirka Dayn-cafinta
Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga ...
Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga ...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa iclaamisay Olole Nadaafadeed Isxilqaan ah oo Khamiis kasta laga fulin doono ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar filish) Guddoomiye xigeenadiisa, Wasiir u Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hooygiisa ku qaabilay Madaxweyneyaasha Dawladda Goboleedyada Jubbalanad iyo Hirshabeelle ayaa ...
Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed Xaasho Dhoore, ayaa maanta xariga ka jaray Dugsi, Hoose, dhexe iyo Sare oo hey’adda CISP ka ...
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) Diomede Ndegeya, ayaa ku ammaanay ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay degaanada Koonfur-galbeed sugidda ...
Tirada dhimashada dalka Suudaan ayaa maraysa 124 ruux ka dib markii daadad halakeeyeen dalkaas, sida wasaaradda arrimaha gudaha maanta oo ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in si nabad geli ah ku wareejiyo xilka haddii doorashada November loogu adkaado. “Hagaag, ...
Koox u dhashay Sacuudiga Carabiya oo wadanka laga musaafuriyay kuna nool dalal ay kamid yihiin; Mareykanka iyo UK ayaa ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho