Xarumo Caafimaad oo si isku tashi looga hirgaliyay deegaano hoostaga Gobolka Nugaal “Sawirro”.
Wasiirka Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Madax waaxeedyo ka tirsan wasaarada Caafimaad ka Puntland ...
















