Dab xoog leh oo ka kacay dhismaha machadka Serum ee dalka Hindiya
Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la ...
Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Sheekh Bagadi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula ...
Qaramada midoobay ayaa soo dhaweysay in Mareykanka soo celiyo wada-shaqeyntii kala dhexeysay Ururka Caafimaadka Adduunka. Xog-hayaha guud ee qaramada midoobay ...
Dalka Sacuudiga ayaa sheegay in ay dhalasho siinayaan caruurta ku la dhalata ee aan waalidkood la aqoonin. Guddiga xuquuqda aadanaha ...
Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga xukumadda federaalka Soomaaliya Amb.Jamaal Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah ...
War qoraal ah, oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in guddoomiye Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhaga ...
Madaxweynaha la doortay ee Joe Biden ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynihii 46-aad ee dalka Maraykanka. Joe Biden ayaa xilka ...
Shir looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde oo muhiimad ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta tababar u soo xiray ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho