Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo tacsiyeeyay geerida dadkii argagaxisada ku dileen qarax ka dhacay muqdisho
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi ...















