Wasiirka Haweenka oo Baydhabo Ku Qabatay Shir Looga Hadlay Doorka Dumarka ee Siyaasadda +Sawirro
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim Xaabsade, ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeybgashay shir ...
















