Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha “SAWIRRO”
Akhrinta Seddaxaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed ayuu ahaa Ajendaha kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee maanta oo uu ...
















