Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u furay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal kala duwan “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta furay wajiga saddaxaad ee tababar la siinayo macalimiinta Garsoorka Dalka, kaasi oo ay ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta furay wajiga saddaxaad ee tababar la siinayo macalimiinta Garsoorka Dalka, kaasi oo ay ...
Ku-simaha Guddoomiyha Gobalka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iiman iyo ku-xigeenka Howlaha Guuud ee Gobalka ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka dhismaha Hay'adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, waxaana ogol ...
Gabar 14 jir ah ayaa iyada oo nool laga soo saaray burburka daar ku duntay dhul gariir Jimcihii aynu soo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska, Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda hadalka ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha ...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya S/gaas.Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa maanta kormeeray xarumaha qaar kamid ah ...
New York – Munaasabadda sannadkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Soo Afjaridda Ciqaab La’aanta Kuwa Geysta Dembiyada Ka Dhanka ah ...
Xaflad lagu maamusayo dhalashada Nabi Maxamed ( NNKH) ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee dalka K/Afrika,waxaana kasoo qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed ...
Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Maamulka gobolka Cumar Cali Cabdi iyo xubno kale ayaa kormeer ku tagay guryo ku yaalla ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho