Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah ayaa lagu dilay meel u dhow caasimada Iran ee Tahran.
Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee ...















