Marxuum Sheekh Cali Tuure oo lagu aasay qubuuraha boqolsoon ee degmada Yaaqshiid “SAWIRRO”
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho saaka laga soo dejiyay meydka Allaha u naxariistee Sheekh Cali Maxamuud Weheliye, Sheekh Cali ...
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho saaka laga soo dejiyay meydka Allaha u naxariistee Sheekh Cali Maxamuud Weheliye, Sheekh Cali ...
Ka dib roob galabta ka hooray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sababay dhimashada 1 ruux halka qof kalena uu ku dhaawacmay, ...
Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Muqdisho u aqoonsaday garoon caalami ah, kaas oo ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 (Somali Nutrition Strategy 2020-2025) ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen oo mudooyinki la soo dhaafay shaqo u joogay caasimadda Dalka ee Muqdisho ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho ...
Wadatashiga Mashruuca kasoo Kabashada xasaradaha Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Baydhabo, waxaaba ka qeybgalay Madaxda Wasaaradaha Dowladd gobaleedka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo dib-u-dhis iyo ...
Xafladda waxaa soo qaban qaabisay hey’adda ACF, iyadoo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradaha, caafimaadka, Tamarta iyo qeybaha bulshada. ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho