Madaxweynaha Galmudug Oo Magacaabay Madaxda Hay’adaha Garsoorka Galmudug
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha ...
















