Madaxweyne Deni oo Salaada Ciida bulshada kula dukaday Gaalkacyo+Sawirro
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta ...
Sii hayaha Wasiirka Wafaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) sheegay in iyadoo la qafiifinayo xayiradaaha dalka ee ...
HAMBALYO MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO EE SANADKA 1441-HIJRIGA Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatu. Ciid Wanaagsan. Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ...
Shir ay yeesheen golaha wasiirrada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyay shanta xubnood ee bannaanka ka imaanaya oo kamid ...
Golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga. ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinata Sare Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir ...
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay daahfurka qaab dhismeedka Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo haatan ay socdaan dadaallo ...
Dawladda Mareykanka ayaa si cad u sheegtay inay wado qorshe salka ku haya sidii ay 12 kun oo ciidankeeda ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho