Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha ...
66 sano ayaa ka soo wareegtay Maalinta Calanka Soomaaliyeed waana Maalin ku wayn bulshadeena, xuskeedana la qabto sanad walba Maalin ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka ...
Shirkani oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo u dhexeeya Wasaaradaha Tamarta iyo Khayraadka Biyaha heer Federaal iyo Heer Dowlad ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali ...
Shir wadatashi oo looga hadlayo mashruuc la xiriiro ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee ...
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee COVID-19, si dhaqso leh ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal lagu baacsanayo Nabadiidka Al-Shabaab ka fuliyey tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellada Hoose ...
Agaaimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ismaaciil Yuusuf Cismaan iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho