Guddoomiye Basma oo safiirka Talyaaniga uga mahadcelisay taageerida danyarta”SAWIRRO”
Waxaan maanta lagu qabtay Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir xaflad loogu mahadcelinayay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
















