Munaasabad lagu dhiirrigelinayay Dhakhaatiirtii ka shaqeeyay ka hortaga Covid-19 oo lagu qabtay Muqdisho”SAWIRRO”
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeetti) iyo sii-hayaha wasiir ku xigeenka ...
















