Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweeyay go’aanka Suudaan looga saaraayo liiska Dowladaha taageera argagixisada
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf Bin Axmed Al-Cuthaymiin ayaa soo dhoweeyay hadalkii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ...
















