Turkiga oo sheegay in uu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha ...
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha ...
Ciidamada Xoogga Dalka oo qab-qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii Al Shabaab ee soo weeraray saldhigyada ciidamada duleedka Dagmada Afgooye. Maleeshiyaadka ...
Madaxwyenaha Dawlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdiga uu hogaaminayey ayaa maanta aqalka madaxtooyada Jamhuuriyadda Djibouti kulan ...
Guddiga gurmadka fatahaadda Beladweyne ayaa wada dadaallo ay ugu jiraan sidii looga hortagi lahaa fatahaad uu webiga Shabeelle ka geysto ...
Waaxda Gurmadka degdegga ayaa ku guuleystey daminta dab ka kacay Hoteelka Royal Palace ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka ...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Batroolka Soomaaliya oo muddo Todobaad ah ku suganahay Dalka Turkiga Ayaa maanta dib ugu soo ...
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xasbiga ka deysay lix ka mid ah 7 nin oo loo heystay fal ...
Siihayaha xilka Wasiirka maaliyada xukuumadda xil-gaarsiinta dalka, mudane C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa kulan dhanka aalada fogaan arag ah la qaatay ...
Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la-taliyaha Aqalka Cad Jared Kushner u sheegay in Dooxa ay taageersan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho