Midowga Afrika Oo Tababar Dhanka Xaquuqda Aadanaha U Soo Gabo Gabeeyay Ciidamo Ka Tirsan AMISOM
Midowga Afrika ayaa sheegay in 25 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dhameysteen ...
Midowga Afrika ayaa sheegay in 25 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dhameysteen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ...
Kulankan oo ahaa mid dib u eegis loogu sameynayo Hindise sharciyeedka sharciga dhulalka oo ay soo diyaarisey Wasaaradda Howlaha guud ...
Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday Dalka Senegal Danjire. ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka u ...
Waxaa goordhow magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidda meydka Allaha u naxariistee ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr ...
Ciidanka boliiska magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku dhigay dhalooyin uu ka buuxo maandooriyaha Qamriga oo gaaraya illaa 197 dhalo,kuwaas oo ...
Maxamed Cabdullaahi Cusmaan (Maxamed Amiin) ayaa noqday guddoomiyaha degmada Afmadow, kaddib markii doorashada ay u gudubtay wareega labaad sidoo kale ...
Heshiiskani ay sida wadajirka ahi ay u gaareen labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa uu imaanaya kaddib markii ...
Talisyada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go'an tahay kor ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho