Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Midowga Afrika Oo Tababar Dhanka Xaquuqda Aadanaha U Soo Gabo Gabeeyay Ciidamo Ka Tirsan AMISOM

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Midowga Afrika Oo Tababar Dhanka Xaquuqda Aadanaha U Soo Gabo Gabeeyay Ciidamo Ka Tirsan AMISOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Afrika ayaa sheegay in 25 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dhameysteen tababar dhanka xuquuqda Aadanaha .

Tababarkan oo socday labo cisho ayaa ahaa dhanka online ama  habka fogaan wax ku barashada ee Internet-ka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Midowga Afrika waxa uu sheegay in tababarkan uu qeyb ka yahay sare u qaadida ciidanka arimaha la xiriira xuquuqda aadnaha iyo sharciyada ku saleysan .

Madaxa difaaca xuquuqda Aadanaha ee AMISOM Kareem Adebayo ayaa saraakiisha ku booriyay in cilmiga ay barteen ay fuliyeen marka ay shaqada ku jiraan oo ay xirfadda la baray meel mariyaan.

Saraakiisha waxaa la baray dhaqanka Soomaalida, sida loo fuliyo howlgallada Nabadda  iyo ilaalinta xuquuqda dumarka iyo ka hortagidda xad gudubyada Galmada la xiriira.

W/D: Maxamed Maxamuud Dhoore (London)

Previous Post

Marxuum Cali Khaliif Galeyr Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan U Turno Dadkeenna Qaba Xanuunnada Dhimirka”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan U Turno Dadkeenna Qaba Xanuunnada Dhimirka”

Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan U Turno Dadkeenna Qaba Xanuunnada Dhimirka”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In