Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybgalay Shir Muhiim Ah Oo Ka Furmay Baydhabo “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali ...
















