Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo cambaareeyay qaraxii lala beegsaday Wasiir Goodax iyo qarixii Liido.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyeeyay geerida muwaaddiniintii Soomaaliyeed ee ay kooxaha Argagixisada ...
















