Dowladda Soomaaliya Oo Dowlad Goboleedyada Gaarsiinaysa Qalab Loo Isticmaalo Ka Digista Halis Wadareedyada
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray ...
















