Ciidamadda amaanka oo magaalada Gaalkacyo ka bilaabay howlgal lagu sugayo amniga.
Howlgalkaan oo qeyb ka ah qorshaha xoojinta amniga iyo nabad galyada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalana lagu fulinaya amar dhawaan kasoo ...
Howlgalkaan oo qeyb ka ah qorshaha xoojinta amniga iyo nabad galyada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalana lagu fulinaya amar dhawaan kasoo ...
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , ...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Soomaaliya inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa muqdisho kaga qeyb-galay kulan dadweyne ah oo Guddida ...
Howlgalgalkan oo ujeedkiisu ahaa sifeeynta maleeshiyaadka argagixisada ee wadada, ugala gaadiidka kusafra inta udhexeeysa magaalada muqdisho iyo jowhar ayay ciidanka ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka ambaqaadaya Ballanqaadkiisa ahaa dhisidda hay'adaha Garsoorka oo tayo leh, ayaa ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay golaha wasiirada Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha ...
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka ...
Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane, Cali Saciid Fiqi, sii hayaha xilka Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudan, Xamza ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho