Dowladda Qadar oo cambaaraysay qaraxii Shalay ka dhacay Muqdisho
War-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qadar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay kooxda Argagixisada Al-Shabaab ...
War-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qadar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay kooxda Argagixisada Al-Shabaab ...
Ururka iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si kulul u dhaleeceeyay qaraxyadii ay Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ay shalay ka geysteen Magaalooyinka ...
Qaar ka mid ah dhalanyarada kubadda cagta ku ciyaarta magaalada Jowhar kana tirsan kooxaha heerarka kala duwan Ee magaalada iyo ...
ku dhawaad boqol cesho oo ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha dalka ayaa saakay si rasmi ah dib loogu furay ka dib ...
Waxaa saaka si habsami leh u bilowday dhismaha wadada isku xirta Beledweyne ilaa jento kundisho taasi oo bur bur xoogan ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku maraya deegaannada Galmudug ...
Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho