Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Baydhabo
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa si kulul loogu cambaareeyay Weerarkii Wuxushnimada ahaa ee Argagixisadu ...
















