Golaha Wasiirradda oo ansixiyay magacaabista Agaasimaha guud ee hay’adda Istaatistikada
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo ...
















