Duqeyn lagu dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab
Duqayntan oo ay wadajir u fuiliyeen ciidamada Soomaaliya iyo Taliska Maraykana ee Africa loona yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay inay ...
Duqayntan oo ay wadajir u fuiliyeen ciidamada Soomaaliya iyo Taliska Maraykana ee Africa loona yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay inay ...
Maamulka gobolka Gedo iyo sidoo kale Mas'uuliyin ka tirsan Wasaaradda caafimadka heer gobol ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Degmada ...
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay la si KMG ah loo hakiyay bixinta qabashada codsiga Baasaboorka,iyadoo laga ...
Baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga miisaaniyada 2020 oo ay soo gudbisey wasaarada maaliyadda Koofur-galbeed kooramka maanta ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) ayaa Duleedka Deegaanka Godinlabe si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore Dowlad ...
Guddoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada dheer ee isku ...
Wararka naga soo gaarayo Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa shegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka hadlay Colaada ka socota Degmada Walaweyn ee Gobolka ...
Ra'iisul wasaaraha Dalka Britain Boris Johnson ayaa xalay la dhigay isbital kuyaala magaalada London ee xarunta Dalkaasi Ingiriiska,kadib markii laga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho