Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida iyo Maxkamada Ciidamadda oo gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Qalabka Sida oo isugu jira xoogga dalka , Nabadsugida iyo Booliiska qaybaha ka howlgala Deeganada Galmudug iyo Hirshabelle iyo ...
















