Dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus oo kusoo badanayo Magaalooyinka Galmudug.
Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo ...
Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo ...
Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xanta ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...
GARGAARA Company Limited oo kaashanaya Dowladda Soomaaliya (Wasaaradda Maaliyadda), iyo Baanka Adduunka ayaa maanta heshiis maal-gelineed la saxiixday Bankiyadda Ganacsiga ...
Guddiga-wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulankoodii soo gabagabeeyey. Guddiga ayaa warbixintooda ku ...
Allaha u naxariistee Guddoomiye waaxeedkii Halgan ee degmada Deyniile Marxuum Cabdiqaadir Fooldibi oo Maamulka degmada ay sheegeen in ay dishay ...
31-ka May maalinta Caalamiga ah ee joojinta tubaakada &Sigaarka (world no Tobacco day), Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka ...
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdulaahi Maadeey ayaa sheegey in buundooyinka qaar ee magaalada Baladweyne ay saameyn ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho