Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul gobolka Hiiraan oo dib u dayactir ku sameeyay Buundooyinka Bur bursan ee Baladweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamul gobolka Hiiraan oo dib u dayactir ku sameeyay Buundooyinka Bur bursan ee Baladweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdulaahi Maadeey ayaa sheegey in buundooyinka qaar ee magaalada Baladweyne  ay saameyn ku yeesheen fatahaaddi uu sameeyey wabiga Shabeelle.

Abuukar Maadeey oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya qeybaha kala duwan ee shacabka ay ku guuleysteen in ay dib u dayactir ku sameeyaan buundoonka qaar ee muhiimka ah, haddana isku socodka dadka iyo gaadiidka uu dib u furmey, isagoo u mahadceliyey cidkasta oo gacan ka geysatey.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxan wadnaa hadda muddo isbuuc ku dhow dadaalo aan magaalada biyaha uga saareyno dadka qaar ayaa magaalada dib ugu soo laabnaya, laakiin dadka intooda badan waxa ay weli ku suganyihiin deegaanka Ceeljaale”. Ayuu yiri guddoomiye Abuukar Maadeey.

Dhan kale, Guddoomiye Abuukar ayaa sheegay inay dhawaan kormeeer ku sameeyeen Maamulka Gobalka iyo wafdi Wasiiro ah waddo 5-KM ah oo  dhawaan lagu wado in laami la saaro, taa oo hadda wajigeeda koowad soo idlaatay.

Guddoomiye Maadeey ayaa ugu dambeyn sheeaga in reer Hiiraan sanadkan ay isku tashteen xagga fataahaadda Shacabka reer Beledweyne ayuu aad ugu ammaanay doorkooda garab istaagga Maamulka.

Previous Post

Wacyigelinta xakameynta iyo ka hortagga Fayruska Karoona oo ka socoto Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Prof. Dufle: “Cabista Sigaarka iyo Shiishaddu waxay fududeeyaan qaadidda iyo faafidda cudurka COVID-19”

Next Post
Prof. Dufle: “Cabista Sigaarka iyo Shiishaddu waxay fududeeyaan qaadidda iyo faafidda cudurka COVID-19”

Prof. Dufle: “Cabista Sigaarka iyo Shiishaddu waxay fududeeyaan qaadidda iyo faafidda cudurka COVID-19”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In