Kulan dood wadaag iyo aqoon iswaydaarsi la xariiro sidii loo nooleyn lahaa dalxiiska dalka oo Muqdisho ka dhacay.
Waxaa xalay xarunta Mac-hadka cilmi baarista Hiraal ee magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen maamulka iyo howlwadeennada mac-hadka Hiraal ...
















