Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah faahiyay khasaaraha ka dhashey qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax miinada dhulka lagu aaso ah oo saaka ka dhacay degmada Hodan ...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax miinada dhulka lagu aaso ah oo saaka ka dhacay degmada Hodan ...
Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka Dhacay magaalada Muqdisho Sida aaynu wararka ku helnay qaraxan ayaa ...
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele ...
Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee loogu tala galay Maareynta Musiibooyinka. Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka ...
Gudoomiye ku-xigeenka hawlaha guud ee Gobolka Banaddir Mudane Cumer Cali Cabdi ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Xafiiska Xalka-waara ...
Wafdi ka kooban xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabelle kana mid ah Xubnaha Degmada Matabaan ku matala Hirshabelle ayaa ...
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib ...
Wasiirka arrimaha gudah dowlad goboleedka Koofur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray maanta xilka uga qaaday Xoghayihii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho