Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dar dargelinayo adeegyada Bulshada Caasimada+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dar dargelinayo adeegyada Bulshada Caasimada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku-xigeenka hawlaha guud ee Gobolka Banaddir Mudane Cumer Cali Cabdi ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Xafiiska Xalka-waara ee ka tirsan Shaqaalaha maamulka Gobolka Banaadir.

Howl-wadeenada ayaa waxa ay ku soo bandhigayeen Naqshado ku saabsan dardar galinta mashruucyo dhowr ah oo maagaaladda Muqdisho la doonayno in laga bilaabo oo ay ka mid yihiin dib u dajinta Barakacayaal 300 oo Qoys ah, xarumo caafimaad oo loogu  talagalay hortago Cudurka faafa ee CronaVirus kuwaasi oo laga hirgalinayo Magaaladda Muqdish.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Waxa kaloo intaa dheer in laga shaqeeyo sidii ay Magaaladu uyeelan lahayd GIS system dhamaystiran iyo sidoo kale sidii looga shaqayn lahaa Xarumaha Caafimaadka ee Kala duwan si bulshadda loogu adeego.

Gudoomiye ku-xigeenka hawlaha guud ee Gobolka Banaddir Mudane Cumer Cali Cabdi ayaa kula dar daarmay inay labo jibaaraan howsha adag ay u hayaan bulshada caasimada iyagoo si daacad ah u gudanayo waajibaadka la saaray.

Tags: Maamulka Gobolka Banaadir oo Dar dargelinayo adeegyada Bulshada Caasimada+Sawirro
Previous Post

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Boostada Hirshabeelle oo Gaaray Dhuusamareeb

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne kula  kulmay Odayaasha Dhaqanka+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne kula  kulmay Odayaasha Dhaqanka+Sawirro

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne kula  kulmay Odayaasha Dhaqanka+Sawirro

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In