Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisulwaare Khayre oo Safar Shaqo ugu Amba baxay Qatar
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd Safar shaqo ugu amba baxay dalka Qatar. ...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd Safar shaqo ugu amba baxay dalka Qatar. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda warfaafina dhaqanka iyo dalxiiska ...
Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ilaa saaka waxaa laga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii ...
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee ayay ku dileen mid kamid ah horjoogayaasha maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ...
Munaasabad lagu xusayo 60 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandooska DANAB ayay ku dileen mid kamid ah horjoogeyaasha argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa dhinaca ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka labo beelood oo dhowaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho