Madaxweynaha Hirshabeelle oo Odoyaasha dhaqanka beelo dagaalamay kala hadlay xoojinta Nabadgelyada “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka labo beelood oo dhowaan ...
















