Madaxweyne Farmaajo oo shir ku martiqaaday Madaxda Dowladd Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ...
















