Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Faaqidaad wararka waxa uu idaacada Radio Muqdisho ka baxaa maalin walbo marka laga reebo jimacada barnaamijka waxaan inta badan ...
Barnaamijka Faaqidaad wararka waxa uu idaacada Radio Muqdisho ka baxaa maalin walbo marka laga reebo jimacada barnaamijka waxaan inta badan ...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Duacaale bayle ayaa sheegay in Bankiga aduunka uu ansixiyay 55 milyan oo ...
Hay’adaha u xilsaaran dib-ueegista dastuurka oo kala ah Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa ...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabatay Xafladda Gabagabada Qoraalka buugaagta ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxey Maalintii ...
Kadib markii shalay ciidamada kummaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko ...
Guddoomiyaha Ururka Somali Association of Travel and tourism (SATTA) oo uu fadhigiisu yahay Muqdisho, Cali Axmed Faarax ayaa soo dhoweeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho