Wasiirka Caafimaadka: “Hadii Aad Isku aragto Astaamaha Lagu Garto COVID19 La Xariir Xarumaha Lagula Tacaalo Feyruska Karoona” SAWIRRO
Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo ...
















