Tartamayaasha Degmada Buurhakaba oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah (Final) ee tartanka “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
















