Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Jowhar+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
WHO oo agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Jowhar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hayโ€™adda Caafimaadka aduunka ee magaceeda lusoo gaabiyo WHO ayaa maanta qalab caafimaad oo ka kooban maaska afka lagu xirti gacmo gashi iyo agabyo kale oo dhammaan looga hortago cudurka sarmarka ee Covid-19 ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka hirshabaale.

Agabkaan oo maanta wasaaradda caafimaadka hirshabeelle kula wareegtay Magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe ayay hayโ€™adda ugu talagashay in lagula dagaalamo cudurka Karoona madaama gobolka ay ka jiro biyo bax kaddib markii uu Wabiga shabeelle uu ku fatahay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee ย dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa uga mahadceliyay Hayโ€™adda wHo deeqda ay soo gaarsiisay isagoo sheegay in baahi ay uqabeen.

โ€œWaxaan uga mahadcelineynaa deeqdaan agabka caafimaad oo ay inoo keentay maxaa yeelay waa waqti aan baahi qabno maadaama deegaano Hirshabeelle uu soo gaaray cudurkaan Covid-19 โ€œayuu yiri wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle.

Tags: WHO. oo agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Jowhar+Sawirro
Previous Post

Taliyaha xoogga oo kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ee Har-qaboobe +Sawirro

Next Post

Senator Cabdi Qeybdiid iyo masโ€™uuliyiin la socotay oo ku guuleystay daminta colaad ka bilaabatay deegaan hoostaga Gaalkacyo

Next Post
Senator Cabdi Qeybdiid iyo masโ€™uuliyiin la socotay oo ku guuleystay daminta colaad ka bilaabatay deegaan hoostaga Gaalkacyo

Senator Cabdi Qeybdiid iyo masโ€™uuliyiin la socotay oo ku guuleystay daminta colaad ka bilaabatay deegaan hoostaga Gaalkacyo

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

November 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay hoggaanka Jaamacadda Sombridge

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay hoggaanka Jaamacadda Sombridge

November 28, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In