Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay taliyeyaasha ciidamada badda & dhulka ee Xoogga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa ...
















