Dowladda Oo Kismaayo Geysay Dawo iyo Qalab Caafimaad Oo Qeyb Ka qaadanaya Xakameynta COVID-19
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay ...
















